James Swan: “Waa muhiim in shirka Muqdisho uu ka soo baxo heshiis la fulin karo”

Wakiilka QM ee Somalia James Swan ayaa ka hadlay fursadda hortaalla hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee ku shirsan Magaalada Muqdisho. James Swan ayaa hadalkan ka jeediyey fadhi gaar ah oo golaha amaanka ee QM ka yeeshay arrimaha Somalia. “Waxaan amaanayaa dhammaan hoggaamiyeyaasha Soomaaliyed ee doonayay tanaasulka iyo is afgaradka inta lagu gudajiro xilligan, taasoo ay ku jirto … Continue reading James Swan: “Waa muhiim in shirka Muqdisho uu ka soo baxo heshiis la fulin karo”